Monday May 21, 2012
Donate
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
News Feeds:
Somali Care Print E-mail

The Somali Care Network (SCN) is a non-profit organization which carries out services for the people of Abduwak and surrounding areas.  SCN organization is to link those who are working day and night to improve  the lives of thousands of people they have left behind. 

 Poverty in parts of Africa is man made and we can eradicate it if we take the necessary steps in the right direction. Never wait for tomorrow. Act now and save lives of those who are suffering needlessly.
Af Soomaali:

Abduwak Maternity Hospital waa isbitaal furnaa ilaa bishii Agoosto 2009 kaas oo u shaqeynayey daryeelka iyo daaweynta bulshada Caabudwaaq iyo magaalooyinka ku hareersan.

Ujeedka taageerayaasha Abudwak Maternity Hospital waxaa weeyaan in la helo daryeel caafimaad, gaar ahaan daryeelka caruurta iyo dumarka. Waxaan ku dadaalaynaa ineysan gabar reer Caabudwaaq  ah ama ku nool Waqooyiga Galgaduud ineysan masaafo u gelin dareyeelka caafimaad ee aas aasiga ah.

Mahadcelin Taageerayaasha 

 Taageeradaadii hore iyo wixii fikrad aad ku darsatayba Allaha kaa abaalmariyo. Isbitaalkan waxaa ka adeego 8 qof oo shaqaale ah iyo 7 si volunteer ah u shaqeeya. Xaruntaan waxay u adeegi doonaan bulsho kumanaan qof kor u  dhaafi doona oo u badan dumar iyo caruur, sanad walba Hadii Alle idmo.

Meel walba oo aad aduunka ka joogtaan North America, Europe iyo cari kale, fadlan maanta taageero aad awoodo ka geyso Isbitaalka Umulaha iyo Caruurta ee Degmada Caabudwaaq Abudwak Women's and Children's Hospital.

Fadlan,oo fadlan, inta aad booqatid bogan: ka dib Paypal Donation ku dhufo. Waa hab lacag bixin ah oo amaan ah (secure transfer payment system). Kadibna ku deeq maanta $5 ilaa $20 ood hal mar lix bilood isku bixiso ama bille ah. Bil walba waxaan dirnaa $700 oo lagu bixiyo mushaaro, tababaro, daawo iyo kharashaad joogto ah. Fadlan ha yareysan cadada yar ee deeqda ah. Allaha kaa jaazeeyo.

  

 

 

 

 


 

 

 

 

 

PLEASE DONATE

MAHADSANID

Amount: 

Copyright © 2012. . Powered by RiteTeks.com